• #
  • Quraan
  • Tafsiir
  • Muxaadaro
  • Duruus
  • Manhaj
  • Fatawa
  • Carabi
  • Gabayo
  • List
  • Contact

Digniin: © Fadlan:Lagama Ganacsan karo dhamaan Duruusta iyo Muxadaraadka Maktabada Idan la'aan.©

Ogeysiis: Maalinta Jimcaha ee ku aadan 10-09-2010 ayaa ah maalinta ciida soon fur(ciidul fitriga) Ilaahay hanaga aqbalo acmaasha wanaagsan annaga iyo idinkaba, Ramadaankan kiise kale Islaamnimo iyo sunno hanagu gaarsiiyo.
prev next
Axkaamta Salaada ciid oo kooban:

Axkaamta Salaada ciid oo kooban:

Bismillah Al-xamdulilaah wasaalaatu wa salamu calaa rasulillah, waxaan halkan kugu soo gudbinay Axkaamta salaada ciida, ee aqri ama u gudbi cid kasta ay anfacayso. Si aad u dhageysatid Fadlan taabo geeska ay ku qorantahay Read more

7 comments Aug 25, 2010 read more
Salafiyadi waa tanee dadoow garta: هذه هي السلفية فأعرفوها

Salafiyadi waa tanee dadoow garta: هذه هي السلفية فأعرفوها

Waa 4 Muxaadaro oo ka hadlaya difaaca Mad-habka salafka isla markaana diirada saaraya Qaladaadka ku soo arooray Muxaadaraadkii Salafiyuuna Wa lakiin..... ee uu jeediyay Xassaan Xuseen. Si aad u dhageysatid Fadlan taabo geeska ay ku qorantahay Read more FG: Waxaa Dhiman hal cajal oo dhamaystir u ah Muxaadaraadka la soco maalmaha soo socda.

7 comments Aug 06, 2010 read more
40-ka Xadiis ee Xurmada Dhiiga Muslimka

40-ka Xadiis ee Xurmada Dhiiga Muslimka

Waa kitaab ka kooban 40 Xadiis oo ka hadlaya Xurmada Dhiiga Muslimka, waxaana noo sharaxay Fadiilatu Sh Cabdulqaadir Cukaashe Xafidahullah

7 comments Aug 05, 2010 read more
Tafsiirka Quraanka Kariimka Sh Cukaashe

Tafsiirka Quraanka Kariimka Sh Cukaashe

Waxaa Ilaa hadda diyaar ah Tafsiirka Suuratu As-Sajdah oo uu inoo Akhrinayo Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe Alle Ha dhowree.

7 comments May 06, 2010 read more
Fadaa'isha ay leeyihiin Asxaabtii Rasuulka SCW (Muxaadaro aad u fiican) Aug 22, 2010
Muxaadaro ka hadlaysa fadligii Asaxaabtii Nabi Maxamed SCW, Waxaa noo jeediyay Sh Jamac Aadam Akhriso
Radin ku socota Xassaan Xuseen, Waxaa soo jeediyay Sh C/caziiz Ciroobe Aug 19, 2010
Waxaa iska soo daba dhacaya radinta ay radinayaan da'yarta salafiyiinta ninka lagu magacaabo Xassaan Xuseen ee marin habaaya dhalinyarada soomaaliyeed.
Waxaa noo suurta gashay inaan markale idiin soo gudbino 4 Muxaadaro oo uu sheekh C/caziiz ciroobe ku cadaynayo qaladaadka wadaadkaas. Akhriso
Axkaamta qofka diinta ka baxa, Suaal uu ka jawaabay Sheekh Dr Cuthmaan Macalin Aug 16, 2010
Su'aashan ayaa nooga timid mid ka mid ah aqristayaasha maktabada.com waxaana ka jawaabay Akhriso
Dhageyso Hadalada Xassan oo isburinaya nin aan cajaa'ibtiisu dhamaan.(Tanaaqudaatka Xassaan Xuseen) Aug 11, 2010
Waxaan idiin soo gudinaynaa Cajalad lagu soo badhigay hadalada Xassan ee isburinaya isla markaana lagu cadeynayo qaladaadka ka Buuxa tanaaqudaadkiisa. Akhriso
Maktabada oo dib u bilawday hawlaheedii shaqo, kadib cilad xagga farsamada ah Aug 04, 2010
Waxaan Walaalaha ugu bishaaraynaynaa in maktabada ay dib u bilaawday hawlaheedii dacwo kadib markii in mudda ah ay nala soo daristay cilad xagga farsamada. Akhriso
Muxaadaro: Hijradii Nabiga Waxaa Ku jira Duruus iyo waayo aragtinimo( Ku dayasho) May 28, 2010
Waxaa inoo soo jeedinaya Sheikh Cabdullah Barbaraawi

Hijradii Nabiga Waxaa Ku jira Duruus iyo waayo aragtinimo( Ku dayasho)



Akhriso
Maktabada.com oo howl fududeyn u samaysay Akhritayaasha. Mar 02, 2010
Sida aad ka dareemaysid Bogga maktabada.com waxaan ku samaynay dayactir yar oo kooban isla markaana u sahlaya Akhristaha inuu wuxuu rabo si sahlan uga baarto barta maktabada.com haddaba qaabka aad u isticmaalaysid waa sidan: Akhriso
Muxaadaraad Cusub oo ay ku jirto khudbadii jimce ee maanta masjidul ansaar ee magalada hargeysa waxa kale oo aanu idiinku soo darnay khudbadii jimce ee ugu danbaysay masjidul ansaar oo ka hadlaysa mobilka iyo axkaamtiisa Dhageysi wacan Feb 26, 2010
Waxaan halkan idinkugu soo Gudbinaynaa Muxaadaraad Cusub oo kala ah waxaanu ku soo darnay khudbadii masjidul ansaar oo ka hadlaysa mobilku axkaamta uu leeyahay:
1- badbaadadu waxay ku jirtaa raacida jidka mu'miniinta. Sh Cukaashe

2- khudbadii jimcee masjidul ansaar ee magaalada hargeisa oo ku saabsan shubaha loo daliishado dabaal degga mawliidka. Sh Barbaraawi

3- Khudbad ku saabsan Bisha Safar. sh Barbaraawi.

4- kulankii ardayda dugsiga salaama iyo sheekh cabdilahi barbaraawi. Akhriso
Buug Cusub: Arrimaha ka taagan soomaaliya maxaa xal u ah? . Feb 04, 2010
Waxaan idiin soo gudbinay Kitaab Cusub oo ka Hadlaya arimo badan oo Hadda taagan iyo Suaalo dad badan is weydiiyaan. Akhriso Kitaabka oo la kala qeybiyay iyo asagoo dhan. Akhriso
Nadwo ay Culumada Salafiyiinta ku qabteen Makka Al-Mukaramaha Xajka Dec. 2009 Ama 1430 Dec 08, 2009
Waxaa farxad Galinaya Maktabada.com in ay markii ugu horeysay ay idiin soo gudbiso Nadwo ay si wada jir ah Culumada Salafiyiinta ugu qabteen Magaalada barakaysan ee makka waxayna uga jawaabeen Suaalo aad muhiim u ah Sidoo kale waxay ka hadleen Qaraxii hotel Shaamow ee Muqdisho.
Dhageyso Akhriso
Waa 7 darsi oo la magac baxay: Jawaab ku filan cidkasta oo khilaaftay jihaadka saxda ah Dec 02, 2009
Waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa 7 darsi oo ka baxay Masjidu Abu Bakar As-Sadiiq ee Magaalada Ceeri gaabo ee gobolka sanaag.
الجواب الكافي الى من خالف الصواب في مسائل الجهاد
waxaana soo jediyay Sh.C/Risaaq Aadan Axmed.
Akhriso
السلفية ترفعنا لا نحن من يرفعها Dec 02, 2009
Nairobi(maktabada.com) 2-12-2009 Waa Muxaadaraad Cusub oo la magac baxay: Salafiyadu iyada ayaa na koryeelaysa oo ina Sharfaysa Anagu ma ahin kuwa Iyada koryeelaya.
waxaa jeediyay: Abuu Ibraahiim: Sh. Deeq Maxamuud Cali



Akhriso
Akhriso dhammaan qoraalada, taabo halkan ..
Maxaa cusub
Quraan: Sheikh Cabdilmuxsin Al-qaasim (Al-Anfal)
Tafsiir: Sh. Cukaashe (15-30 AL-SAJDAH)
Muxaadaro: Salafiyadii waa tanee dadoow garta 4aad (Sh.Deeq Maxamuud Cali)
Duruus: Kitaabul Kabaa'ir 13aad
Gabay: gabay ku sabsan qaraxii hargaysa ka dhacay (ismaaciil gabyaaga)
Kutubtii ugu dambeysay ee soo gala maktabada.com
Sharaxa Arbaciinka Sheikh Cabdikariim Xasan Xoosh
Kitaabul Kabaa'ir Sheikh Cabdullahi Barbaraawi
Muxaadaraad Xul ah.
Sheikh Rashiid Maxamuud Cige Tariikhda Kooxihii Lumay
Sh Muuse Tarax Maxaad ka taqaanaa Khawaarijta?
Sh Cabdulqaadir Cukaashe badbaadadu waxay ku jirtaa raacida jidka mu'miniinta
Sh.Cabdullahi Lakari Midnimadu waa Raxmad Furqaduna waa cadaab 1-aad
Sh.Cabdullahi Lakari Midnimadu waa Raxmad Furqaduna waa cadaab 2-aad
Suufiyada.
Sh. Xasan Xabeeb Sharaxa Tafriix Alkhaatir
Sh. Xasan Xabeeb Suaalo & jawaabo ku saabsan Suufiyada
Sh. Xasan Xabeeb Suufiyada
Dr. Cuthmaan Macalin Maxamuud Tariikh-da Suufiyada
Sh Cabdulqaadir Cukaashe Tafsiirka Munaaqabka 1-aad
Sh Cabdulqaadir Cukaashe Tafsiirka Munaaqabka 2-aad
Sh Cabdulqaadir Cukaashe Cadeynta khaladaadka Jawharu nafiiska






Su'aalo & jawaabo

»» U gudub qaybta cusub ee fataawaha maktabada.com

Fatawa Su'aal

ImageIsku qor Mailing-list.
Si aad ula socoto casharadii cusub ee boggan soo gala, isku diiwaan geli mailing list-geena.. Ku qor emailkaaga halkan hoose..

ImageRaadi casharrada..
Ku qor halkan Magac ama Ciwaan


Magac shiikh
Ciwaan cashar

Raadi Tirtir

ImageLinks.
Bogag kale oo aan kuusoo dooranay:

»» Sh.Ibnu Baaz
»» Sh.Rabiic
»» Sh.Muqbil
»» somalimanhaj.com
»» Sh. Cuthaymiin
»» Salafi links
»» Sahab.net
»» manhaj.online
»» wacdi
»» alathar
»» Website-keygan




Sh Cabdiraxmaan Dheere

4 Muxaadaro oo lagu difaacayo Manhajka Salafka laguna radinayo Kuwa raba in ay shaki galiyaan dacwada iyo Ducaada Salafka.
Halkan ka Dhageyso

Image Ku qor halkan Magac ama Ciwaan


Magac shiikh
Ciwaan cashar

Raadi Tirtir

MP3 player

wax yar sug

Su'aalo & jawaabo

»» U gudub qaybta cusub ee fataawaha maktabada.com

.

© 2004-2010 maktabada.com, All rights reserved
..: Unique 277,775 ..: Pageviews: 3,074,090